markhaatifur
(m.l)

1. Wax caddeeya dhacdo. 2. ld markhaatifurid.

markhaatifur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Qof dhacdo uu goobjoog ka ahaa sheegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh markhaatifur ↴

markhaatifurid [m.f.dh]
eeg markhaatifur². ld markhaatifur¹ (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg