Maro-masaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wiil, gabadh dabakeen ah ku mataansan oo la aaminsanyahay in uu falxad yahay. 2. Wan ama waxar dabakeen ku mataansan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maro-masaar


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg