Marqan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay)

Wax maraq naasaheeda ku xiran yahay ahaansho (halirmaan). ld maraqsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marqan

maraqsan | maraqsanaan | maraqsanaansho | marqanaan | marqanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg