Marriin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dharka haweenka. 2. Daliig midab leh oo maro marsan. 3. Qalab haweenku isku qurxin darteed u gashadaan. 4. ld mariimid.
Marriin
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iimay, -iintay; -iimi)1. Qof haween ah dhar ay xirato u gadid. 2. Maro daliig midab leh ku qurxin. 3. Maro, darin iwm midabbo u yeelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marriin ↴
fulful | indhaddaalis | marriimid | siisiib |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg