Marsii
Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)1. Cid arrin si khasab ah ku oggoleysiin. 2. Wax kale dul marin (wax). 3. Wax meel ku dul socodsiin. 4. Arrin cid kale ogaysiin (gob). 5. Arrin, warqad iwm meel geyn si ay meeshaasi u sii gudbiso (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marsii ↴
ciiqee | dhexmarsii | dhexmarsiin | majiirsii | marmarsiino | marmarsiinyo | marmarsiinyoo | marmarsiinyood | marsiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg