Marwo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Haweeney la qabo oo sumcad fiican ku leh dadka dhexdiisa; gaari. 2. Haweenay. 3. ld murwo (2).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marwo ↴
murwo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg