Maryaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld maryaadid.

Maryaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Nafley aad u silcid. ld meryaad², miryaad².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maryaad

maryaadi | maryaadid | maryaadin | maryaadis | meryaad | meryaad | meryaadi | meryaadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg