Masaafiri
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Dalkiisa ama degaankiisa khasab kaga dhoofin (qof). ld masaafuri, musaafiri.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masaafiri ↴
masaafirid | masaafirin | masaafiris | masaafirsan | masaafirsanow | masaafuri | masaafurid | masaafurin | masaafuris |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg