Masaafirsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Qof dalkiisa laga masaafiriyey ahaansho. ld masaafursan, musaafursan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masaafirsan ↴
masaafirsanaan | masaafirsanaansho | masaafirsanow | masaafursan | masaafursanaan | masaafursanaansho | masaafursanow | musaafursan | musaafursanaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg