masaamaxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)Wax la masaamaxay ahaansho (qof). ld masaabaxan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masaamaxan ↴
masaabaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
ld masaamaxan.
masaamaxnaan [m.f.dh]
eeg masaamaxan. ld masaabaxnaan, masaabaxnaansho, masaamaxnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg