Masabbid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ku nabidda cid fal aanay samayn dusha laga saaro.
Masabbid
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Cid fal aysan samayn ku nabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masabbid ↴
masabbidan | masabbidasho | masabbidid | masabbidnaan | masabbidnaansho | masabbido |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg