Masalo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Arrin la yaab leh. 2. Xisaab leh siin oo la raadinayo natiijadeedii iyadoo la adeegsanayo jidad iyo xeerar u gaar ah. 3. Su'aal cilmi kudhisan. ld mas'alo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masalo ↴
mas'alo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg