masaxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)Wax la masaxay ahaansho (sabuurad, jir miis iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masaxan ↴
masaxnaan [m.f.dh]
eeg masaxan. ld masaxnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg