Masay
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Cutub caws ah oo dusha looga maro geeddi (xarig yar), marka la samaynayo raar, raarkuna kuwaas oo badan uu ka koobmo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masay ↴
buuxiye | ciyibidix | ciyimidig | hinaase | hinaasi | lugkaliley | masayr | masayr | masayri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg