Buuxiye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:In yar oo caws ah oo lagu kordhiyo masayda marka ay isdhinto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buuxiye ↴
bacad | buuxsan | cigan | diilan | diilan | kayn-maanguruuf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg