masayrsanow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)Cid wax masayr hayo noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masayrsanow ↴
masayrsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. eeg masayrsanow. 2. ld masayrsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg