Mase

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld mise 1. Laba wax ama ka badan oo isku mid ah ama isu dhigma. 2. Sinnaan.

Mase

Qaabnaxa: xi.we Isrogrogga:

(nax.) Eray lagu xiriiriyo labada dhinac ee weyddiinta. Tus. “Ma midigta mase waa bidixda?”, “Cali mase Faarax?”. ld mise².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mase

aale | waago | ashaamid | dhul-rif | masee | maseyn | mise | mise |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg