Mashaqo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, ml.)Dhibaato; shiddo; mixno; mushkulad.
Mashaqo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fiis.) Cabbirka xaddiga walaxi qaab doorsoontay, marka la saaro xoog qaab-dooriye ah. Qaab doorintu marka ay tahay dherer, mashaqadu waxa ay le'egtahay saamiga isbeddel dhererka iyo dhererka salka ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mashaqo ↴
mashaqaysan | mashaqee | mashaqoobid | mashaqow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg