Mashmash
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Miro aad u bislaaday; dhuguc. 2. Nooc bur-saliidka ka mid ah oo macaan. 3. ld mashmashid.
Mashmash
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)Miro aad u bislaasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mashmash ↴
mashmashid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg