Masiixi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyiin, m.dh)

(dii.) Qof diintii nebi Ciise haysta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masiixi

baabaha masiixiga | baadari | dimmi | disembar | injiil | juunyo | kaniisad | katoolig | kirishtaan | kirishtaanad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg