Injiil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lo, m.l)Kitaabkii nebi Ciise (n.k.h.a.).
Injiil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(dii.) Axdiga Cusub. Qeyb ka mid ah kitaabka kirishtaanka kaasoo la xiriira noloshii Nebi Ciise, iyo diinta Masiixiga Kaniisadii hore ee Masiixiyiinta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga injiil ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg