Maskarjaban
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)Qof maskarjab ku dhacay ahaansho. ld maskabjaban, maskabjabsan, maskarjabsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maskarjaban ↴
maskabjaban | maskabjabsan | maskarjabnaan | maskarjabsan | qaddarjaban |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg