Maso
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Abeeso; mas. 2. Abeeso-lugaley. ld manso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maso ↴
oomasoore | manso | masoobid | masow | misoobid | misow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg