Mataatulle
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Qoryo, cajillo, callalo iwm oo inta laysu geeyo loo yeelo qaab dad ama wax kale ayadoo laga ag dhisayo xeryaha xoolaha ama beeraha si loogu cabsiiyo cawameerta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mataatulle ↴
mataatullee | mataatulleyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg