Matirsame

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(nax.) Magac aan oggolaanin in uu noqdo wadar, wuxuuna tilmaama shay aan tirsamin, sida: biyo, sonkor, saliid; si wadar looga dhigo waa in erey kale loo raadiyaa sida: biyo badan iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga matirsame


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg