Mawliid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (dii.) Maalinta uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). 2. (dii.) Xuska loo sameeyo dhalashada Rasuulka(n.k.h.a.). 3. (dii.) Bishii uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). ld mowliid, mowluud.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mawliid ↴
mowliid | mowluud |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg