Maykarafoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Qalab tamarta jabaqda u beddesho tamar danab. Waa qaybta ugu horreysa ee telefoonnada iyo war baahiyayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maykarafoon

samaacad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg