Meecaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cirib dambeed wanaagsan oo ay wax yeeshaan.

Meecaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xiddigaha cirirka tan ugu dambaysa oo u dhexaysa rad dambe iyo godinta. 2. Nasiib wacan.

Meecaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Cirib dambeeto wanaagsan yeelasho (wax).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meecaad

meecaadi | meecaadid | meecaadin | meecaadsan | meecaadsanaan | meecaadsanansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg