Meer
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)1. Xarig dheer oo lagu wareejiyo aqal soomaaliga dadkiisa sare, si aysan dabayshyu u qaadin. 2. ld meerid.
Meer
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Socod wareeg ah socosho. 2. Ku m.: xarig wax ku xirid. 3. Ku m.: maal, derejo iwm cid kale ku wareegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meer ↴
gaafammeer | gaafammeer | gaafammeerid | gaafmeer | gaafmeer | gaafmeerid | kaah-qorraxeed | qaanso | afmeer | afmeer |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg