miciinso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Cid miciin ka dhigasho. ld maciinso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miciinso ↴
maciinso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld miciinso.
miciinsasho [m.f.dh]
eeg miciinso. ld maciinsad, maciinsasho, maciinsi, miciinsad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg