Midabfaquuq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Yasidda iyo qiimadilka, qof lagu sameeyo midabkiisa awgiis. ld midabtakoor¹.
Midabfaquuq
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Cid midabkeeda ku takoorid. ld midabtakoor².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga midabfaquuq ↴
midabfaquuqid | midabtakoor | midabtakoor | midabtakoorid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg