mihiibso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Hanti aan la siin qaadasho (qof). ld mahiibso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mihiibso ↴
mahiibso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld mihiibso.
mihiibsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mihiibso. ld mahiibsasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg