Miid
Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:1. ld miir 2. Hoore layiig ah oo shubma, sida: malabka, subagga iwm. 2. M. ah: hoore saafi ah oo aan wax kale ku labnayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miid ↴
xabagbarsho | afkuxaarre | miidaami | miidaamin | miidaamis | miidaamo | miidaan | miidaan | miidaanday |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg