miidaamo
(Magac Dheddig | Noun Feminine)1. Wax aan la rabin oo meel uusan ka soo nabad noqonayn loo diro. 2. Nabar aan loo meel deyin oo la rido. 3. ld miidaan². 4. ld miidaamin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miidaamo ↴
miidaamin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miidaami. ld miidaamis, miidaamo (3).
miidaan [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Xasil. ld miidaamo (3).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg