Miilaadi
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:Taariikh lagu tiriyo hab qorraxeedka ee ka soo bilaabatay dhalashadii Nebi Ciise. ld miilaaddiyad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miilaadi ↴
maajo | abriil | agoosto | febraayo | maarso | miilaaddiyad | noofember |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg