Maarso
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Bisha saddexaad ee sannadka miilaadiga ah.
Maarso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. Ka m.: arrin falkeeda ka cabsasho; biqid. 2. Ka m.: wax fursasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maarso ↴
buq | heemaarso | isticmaarso | jiilaal | maarsasho | xilli |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg