Milaalan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)Wax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.
Milaalan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)Ka m.: wax mug leh oo wax kale laga buuxshay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga milaalan ↴
milaalmid | milaalnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg