Mile
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)(kiim.) Hoor awood u leh milidda walxaha kale (adke, hoor, ama neef) si milan u samaysmo. Milihu guud ahaan waa xubinta ugu badan milanka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mile ↴
saamile | saamiley | biyuutanool | cadaadis-siimow | dulmiley | himilee | ma-milme | milan | moog |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg