Milshi

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

Wax dhici doona waqti soo socda oo la sii saadaaliyo.

Milshi

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Wax waqti soo socda dhici doona saadaalin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga milshi

milshiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg