Minfilaad
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:1. Tuhun yar oo cid loo qaado. 2. ld minfilaadid.
Minfilaad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Ka m.: tuhun yar cid u hayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga minfilaad ↴
minfilaadid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg