Miriq

Qaabnaxa: m.dh.sh.r > Isrogrogga:

Muuqaal mar la arko ka dibna qarsooma.

Miriq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rqay, -riqday; -rqi)

1. Bidhaan fogaatay muuqaalkeeda qarsoomid. 2. Muuqaal deg u qarsoomid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miriq

miriqshaanle | miriqshaanlee | miriqshaanleyn | miriqshaanleys | mirqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg