Miriqshaanle

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

Socod dan la'aan ah oo warwareeg ku jiro oo ay dadka iyo xoolaha sameeyaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miriqshaanle

miriqshaanlee | miriqshaanleyn | miriqshaanleys |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg