Misana
Qaabnaxa: Xiriiriye | Conjunction Isrogrogga:Laakiin, ha ahaatee. Tus. “Afka carabiga wuu fahmayaa, misana kuma hadli karo”. ld misna.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga misana ↴
dulmisanaan | dulmisanaansho | gedmisanaan | gedmisanaansho | had | misna | weli |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg