Mitami
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Si siman u kaltan siin (wax). ld miltami.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mitami ↴
miltami | miltamid | miltamin | miltan | mitamid | mitamin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg