Mitirkubbe
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:1. Cabbir hooraha lagu qiyaaso, oo saddex jibbaaran.2. Guri m. ah: guri ka samysan alwaax laysku dhedhejiyey.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mitirkubbe ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg