Monosakaraydh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dhyo, m.dh)

(baay.) Kaarboohaydraytyo aan ku burburi karin falka asiidhada badhaxan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga monosakaraydh

raybows |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg