Moohaarsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax la moohaariyey ahaansho (dalag beereed). 2. Wax qaab humbulan leh ahaansho (nafley).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga moohaarsan ↴
moohaarsanaan | moohaarsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg