Motoor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Qalab qaab tamareed sida, tamar danab u beddela tamar socod. ld matoor.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga motoor ↴
marwaxad neefeed | mashiin | matoor | matooriste | motooriste |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg