Moxor
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:(moxor, m.dh) Geedaha xijiga jaad ka mid ah oo beeyada dhala.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga moxor ↴
beeyo | moxorcad | moxorcadde | moxorlo' | moxormadoobe | moxormadow | xiji |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg