Muddaaharaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Bannaanbax ay dadweyne tiro badan meel fagaaro ah ku sameeyaan, iyagoo wax taageeraya ama diidaya. ld mudaaharaad¹.

Muddaaharaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Dadweyne tiro badan oo wax taageeraya amaba diidaya fagaaro isugu soo bixid. ld mudaaharaad².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muddaaharaad

mudaaharaad | mudaaharaad | mudaaharaadid | muddaaharaadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg